xuubka timbaanik
(m.l) (-kyo, m.dh)

(c.nafl.) Xuubka kala sooca qaybta kore iyo qaybta dhexe ee dhegta. Wuxuu sameeyaa dhaq-dhaqaaq uu ugu jawaabayo hirarka codka, isaga oo u gudbinaya barta maqalka, siina marinaya laf dhexe-dhegoodka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuubka timbaanik

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg